Dalkaasi Hindiya ayaa waxaa ku weyraxday oo carootay Wiyl kaddib markii in muddo ah laga kexeeyay goobtii ay ku boolaan jirtay oo dib loogu soo celiyay.
Waxaa ay cabsi la`aan ceyrsatay raxam Maroodi ah oo jismi ahaan ka weyn.

Wiyil weyraxday oo weerar aan cabsi laheyn ka geystay dalka Hindiya: SAWIRRO