nafhur1
Dalkaasi Ciraaq waxaa ka socda dagaal la isku adeegsanayo wax walba, xitaa in nafta si toos ah loo halligo. Xeeladaha dagaalka kooxda Daacish ayaa waxaa qeyb ka ah naf-hurnimo iyadoo gawaari laga buuxinayo walxaha qarxa dabadeedna lala abaarayo goobaha “cadowga”.

Wajiyada naftood-halligayaasha Ciraaq iyo qaabka ay u fuliyaan weerarka: SAWIRRO