Dhacdo ka dhacday garoonka Surabaya Airport ee dalkaasi Indonesia ayaa waxaa hadal haysa warbaahinta caalamka iyo baraha bulshada kaddib markii wade diyaaradeed uu soo shaqo tagay isaga oo cabsan oo dhac-dhacaya. DIyaaradda uu wado ayaa ka dhex shaqeysa dalka Indonesia gudihiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.