Dhallinyaro madow ah ayaa waxa ay ku afdeebteen magaalada Chicago nin caddaan ah oo ay u geysteen jirdil toos looga daawanayay facebook-ga. Dhallinyaradan ayaa ku hadlayay hadallo cunsuriyad ku dheehantahay kuwaas oo ay ka mid ahaayeen “Fuck Donald Trump” iyo “Fuck white people”.

US: Dhallinyaro madow ah oo afduubtay nin caddaan ah jirdilna u geystay: VIDEO