Horaa waxaa loo yiri “Aqoon la`aani waa iftiin la`aan”. Kaniisad ku taal dalka Sri Lanka ayaa waxaa ay internetka ka daabacatay hees caay ah oo uu qoray heesaaga caanka ah balse iminka dhintay Tupac Shakur kaas oo uu dhinac shaaciro ah oo caay ah uga heesayay “Hail Mary” oo ah hees ay gaaladu kaniisadaha ku qaadaan xilliyada Xmaska amaba ciidaha gaalada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.