Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka taas oo ka dhacday xarunta tababarka booliska ee Iskool Buliisiyo. Xildhibaanada la dhaariyay ayay tiradoodu aheyd 283 xubnood.

Qaabka ay u dhacday dhaarinta xildhibaanada labada aqal ee shalay Muqdisho ka dhacday: VIDEO