Magaalada Muqdisho oo ay wali ka jiraan meelaha qaar xaalado ami darro ayaa hadana waxaanayn u joojineynin caweysyada habeenkii, waxaana goobaha qaar ee lagu caweeyo ay furan yihiin ilaa iyo xilli dambe.

Maxaad kala socotaa sida looga caweeyo Muqdisho xilliyada habeenkii?: VIDEO