obamaguri1

Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirrada guriga cusub ee madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu degi doono marka uu xilka ka dego. Madaxweyne Obama ayaa xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka ku wareejin doona wadaxweynaha la doortay Donald Trump toban beri kaddib.

Obama oo gatay gurigii uu ijaarka ugu jiray – daawo sida loo sharxay iyo qiimaha laga baxshay: SAWIRRO?