Waxaa labo maalmood ka hor laga saaray magaalada Raqqa kooxda ISIS oo ay u aheyd caasimaddoodii dalka Suuriya, mudana haysteen. Sidoo kale waxaa kooxdaasi dagaal muddo sannad ku dhow socday lagaga adkaaday magaalada Mosul ee dalka Ciraaq. Hadaba maxey agab hub ah uga tageen?

Maxaad kala socotaa agabka dagaal ee ay ISIS uga carareen magaalooyinkii laga saaray ee Suuriya iyo Ciraaq?: SAWIRRO