Masri ciyaara ciyaarta loo yaqaan Judo oo lagu magacaabo Islam El Shehaby islamarkaana ka qeyb-qaadanayay ciyaaraha Olombikada Rio ayaa laga soo eryay ciyaaraha kaddib markii uu salaanta ka qaadi waayay Or Sasson oo kasoo jeeda dalka Israel oo la tartamayay.

Masri salaan ka qaadi waayay Yuhuudi la tartamayay: VIDEO