castroxurmo1
Waxaa xalay lagu soo gabo-gabeeyay caasimadda dalkaasi Cuba ee Havana munaasabad lagu macsalaameynayay madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro kaas oo maalmo ku geeriyooday dalka Cuba. Castro ayaa sagaashan sano jirsaday, waxaana munaasabadda ka qeyb galay madax ka kala socotay caalamka.

Madaxda caalamka iyo shacabka Cuba oo macsalaameeyay Fidel Castro: SAWIRRO