Labo wiil oo mataano ah oo ku wada ciyaarayay qol ayaa waxaa kasoo dul dhacday armaajo kaddib markii ay qaanadaha u fureen, damceena in ay dhex galaan. Mid ka mid ah wiilasha ayay si xun ugu habsatay armaajada, balse midka kale ayaa caawiyay oo ka dul qaaday.

Labo jir caqli badan oo mataanihiisa ka dul-qaaday armaajo kasoo dul dhacday: VIDEO