Dalka Shiinaha waxaa lagu farsameynaa Taksiga mustaqbalka ee ay dadku raaci doonaan kaad oo hawada maraya islamarkaana ah diyaarad nooca drone-ka loo yaqaan. Waxaa taxigan loo bixiyay magaca EHANG 184, waxaana uu qaadaa hal qof oo ugu badnaan boqol kiilo gaaraya, waxa uuna socon karaa ilaa 23 mirir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*