Dalka Taiwan waxaa xalay ka dhacay dhul-gariir bur-bur baahsan dhaliyay kaas oo galaaftay nilosha ku dhowaad 10 ruux halka 200 oo qofna ay ku dhaawacmeen. Waxaa wali la la`yay dad badan oo ku jiray hoteelada soo dumay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*