Qabowga ba`an ee maalmahan ka socda Waqooyiga Ameerika iyo Yurub ayaa waxaa uu firxadkiisa iminka soo gaaray Afrika, iyadoona uu baraf ka da`ay dhulka saxarada. Soomaaliya qudheeda ayaa dhaxan iyo qabow saa`id ah laga dareemayaa maalmahan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*