Waxaa maalmahan ka taagan dalka Mareykanka qabow aad u daran oo galaaftay nolosha 16 ruux, waxaana dadkan dhintay badankooda laga soo saaray guryohooda iyagoo qabow la xargagay qaarna ay isbitaalada ku dhinteen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*