Nin kasoo jeeda magaalada Prachinburi ee dalkaasi Thailand ayaa ka bad-baaday shil fool xun oo koronto kaas oo ka dhacay baalle uu hoostiisa marayay. Wax dhib ah ma gaarin aan ka aheyn in uu cabsaday oo keliya.

2 Comments

  1. ERAYAASHA QAAR DANBI AYAA IDINKAGA IMAANAYA FASIRKOODA
    MA WAXAAD BEENINAYSAAN IN QOF TIISA GASHAY INUU QAYAAMI KARO GEERIDIISA

    MICNAHA SI KALE U DHIGA
    DADKA SAAS QORTAY WAA DAD AY YAQIINTA GAFSAN TAHAY

    WAA IGA NASEEXO WALAALAYAAL

  2. Abdulle Bashiir says:

    geeri sidee loo qiyaamaa, warkaasi ma aha war caadi .yuusan dambi aan idiin dhaweyn yaan la doon doonanin.
    waxaad qoraysaan ka fiirsada ilaahay na ka baqa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*