Tartan mooto oo ka dhacay dalkaasi Indonesia ayaa soo jiitay indhaha caalamka kadib markii labo nin oo ka mid ahaa koox ku tartameysay mooto oo tartanka isku khilaafay, waxaana mid ka mid ah lala riday mootadi.

Comments are closed.