Kusma Vati (78-jir) kana soo jeedda gobolka Varanasi ee dalkaasi Jindiya ayaa muddo 63 sano ah waxa ay cuneysay labo kiilo oo carro ah. Waxa ay sheegtay in ay ka qaaday caafimaad, iyadoona intaasi raacisay in ay ku celineynay carradaasi culeyska jirkeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.