Cumar Cabdiqani Maxamuud oo ah guddoomiyaha ciyaalka Somaliland ayaa ka tacsiyadeeyay qarixii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Zoobe, waxaana uu baaq adag u diray shacanka magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ciyaalka Somaliland oo ka xun qaraxii Zoobe, baaqna diray: VIDEO