Guddoomiyaha guddiga doorashada Omar Mohamed Abdulle oo shir jaraa`id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegi waayay xilliga rasmiga ah ee ay qabsoomeyso doorashada madaxweynaha iyo kan guddoomiyaha baarlamaanka. Laakiin waxa uu sheegay in aysan sanadkan dhaafeyn.

Guddiga doorashada oo cayimi waayay xilliga doorashada m/weynaha: VIDEO