Nin bajaajle ah oo aad u nasiib badan islamarkaana sakanno ka hor ka dhaqaaqay goobta uu qaruxu ka dhacay ee Zope ayaa ka sheekeynaya waxa ay indhihiisu arkeen qaraxa ka hor iyo kadibba.

Goob-jooge aad u nasiib badan oo ka warbixinaya wixii uu kula kulmay Zope qaraxa ka hor iyo ka dib: VIDEO