Charlo Greene oo ah 26-jir wariye ah ayaa sanadkii 2014-ka waxa ay si toos ah uga qiratay taleefishin ay u shaqeyneysa oo lagu magacaabo KTVA 11 News Alaska in ay maamusho shabakad daroogo, waxaana ay iminka qarka u saaran tahay xabsi 50 sanadood ah.

Wariyad taleefishin toos uga qiratay in ay maamusho shabakad daroogo, shaqadina ka tagtay: VIDEO