Dhacdo la yaab leh ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalkaasi Mareykanka kaddib markii gabar uu saaxiibkeed ka dalbaday guur xilli ay saarneyd masrax. Waxay dhacdadaasi kala kulantay shil foolxun ayna ku dhacday god.

Gabar guur laga dalbaday oo sarajoogga ka dhacday, kuna dhacday god: VIDEO