Matthew McDermott oo ah ninka “filmkan” soo duubay ayaa beerta u diray oo been u sheegay boqollaal dad ah iyo warbaahin kaddib markii uu usoo bandhigay geed dhexda ka holcaya oo uu ku arkay dabkii dhowaan baabi`iyay qeybo ka mid ah gobolkaasi California.

Film-qaade beerta u diray boqollaal dad ah kadib markii uu u soo bandhigay geed dhexda ka holcaya: VIDEO