Waxaa isku helay dalkaasi Poland Eeyo duur-joog ah iyo lo`duureed. Eeyaha oo baahnaa ayaa u qaatay in ay si sahlan ku cuni karaan lo`da balse arrinkaasi waa u socon waayay oo waxaa iyagii lagu shubay halkii ay kasoo weerar tageen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.