Dameer lagu xannaaneeyo mooro ku taal dalkaasi Talyaaniga islamarkaana lagu magacaabo Oreste ayaa marki ay ku cuslaatay bootinta la soo baxay fikir ka duwan kii ay saaxiibadiis qaateen, isagoona fikirkiisaas cusub si layaab leh ugaga baxay moorada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.