Video

Muuse Suudi oo khudbad qosol badan ka jeediyay xaflad lagu taageerayay r/wasaaraha cusub: VIDEO

Muuse Suudi oo khudbad qosol badan ka jeediyay xaflad lagu taageerayay r/wasaaraha cusub: VIDEO

Muuse Suudi Yalaxow oo ah xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka ayaa khudbad qosol badan waxa uu ka jeediyay xaflad lagu taageerayay r/wasaaraha cusub Xasan Cali Khayre, taas oo ka dhacday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

by March 7, 2017 Video
Shimbiro ku dul digrinaya bisad dhimatay oo wadada dhex bartankeeda taal: VIDEO

Shimbiro ku dul digrinaya bisad dhimatay oo wadada dhex bartankeeda taal: VIDEO

Shimbiro ku nool gobolka Massachusetts ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa laga duubay muuqaal iyaga oo ku dul dikrinaya bisad dhimatay oo wadada dhex taal, waxaana xeel-dheerayaashu sheegeen in ay ka wadaan in ay tusaan bisadda in aysan raalli la aheyn.

by March 6, 2017 Video
Muuqaalkii Universal TV ku muteystay in looga mamnuuco deegaanada Puntland: VIDEO

Muuqaalkii Universal TV ku muteystay in looga mamnuuco deegaanada Puntland: VIDEO

Maamulka Puntland ayaa waxaa uu maanta ka mamnuucay deegaanada Puntland in uu ka howlgalo taleefishinta Universal TV kaddib muuqaal shaaciro ah oo laga baahiyay taleefishinkaasi kaas oo u cuntami waayay maamulkaasi.

by March 5, 2017 Video
Gaari walxaha qarxa siday iyo darawalkiisa oo lagu qabtay Gaalkacyo: VIDEO

Gaari walxaha qarxa siday iyo darawalkiisa oo lagu qabtay Gaalkacyo: VIDEO

Waxaa magaalada Galkacyo lagu qabtay gaari xamuul ah oo siday walxo qarxa iyo darawalkii waday, waxaana mar la wareystay uu ka warramay halka uu u waday iyo cidda soo dirtay ee qaraxyada usoo dhiibtay.

by March 3, 2017 Video
Gaari ay ceyrsanayeen booliska oo mar qura hawada galay: VIDEO

Gaari ay ceyrsanayeen booliska oo mar qura hawada galay: VIDEO

Booliska gobolka Louisiana ayaa la kulmay dhacdo ey u qaadan waayeen taas oo ka dhalatay gaari ay ceyrsanayeen oo mar qura hawada galay kaddib markii ay ka soo xireen dhammaan waddooyinkii uu ka bixi lahaa.

by March 2, 2017 Video
Nin bud la galay saldhig boolis oo ay ka raacday tii dheereyd: VIDEO

Nin bud la galay saldhig boolis oo ay ka raacday tii dheereyd: VIDEO

Saldhigga booliska magaalada West Covina ee dalka Mareykanka ayaa waxaa weerar ku qaaday nin ku hubeysan bud kaas oo ay ka dhaacday tii dheereyd kaddib markii nin kale oo boolis ah uu gadaal kaga yimid.

by March 1, 2017 Video
Hooyo ka mid ah qoxootigii Yemen laga keenay oo ilmeysay marki ay Muqdisho cagta soo dhigtay: VIDEO

Hooyo ka mid ah qoxootigii Yemen laga keenay oo ilmeysay marki ay Muqdisho cagta soo dhigtay: VIDEO

Waxaa shalay laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho 106 ruux oo soomaali qoxooti ah kuwaas oo laga keenay dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Yemen.

by February 28, 2017 Video
SH. CALI DHEERE: Xasan keena ama Farmaajo keena dagaalku wuu soconayaa: DHAGEYSO

SH. CALI DHEERE: Xasan keena ama Farmaajo keena dagaalku wuu soconayaa: DHAGEYSO

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa soo diray farriin ku socota dowladda cusub ee Soomaaliya oo ay kala hoggaaminayaan madaxweyne Farmaajo iyo r/wasaare Xasan Kheyre, waxaana uu sheegay in ay ula mid yihiin dowladdii ka horreysay ayna la dagaalami doonaan.

by February 27, 2017 Video
Qaabkii ay u dhacday fadeexada billad-qeybinta Oscar-ka ee film-sameeyaha madow lagu xaqiray: VIDEO

Qaabkii ay u dhacday fadeexada billad-qeybinta Oscar-ka ee film-sameeyaha madow lagu xaqiray: VIDEO

Munaasabadda abaalmarinta aflaamta ee loo yaqaan Oscar oo xalay ka dhacday dalkaasi Mareykanka ayaa kusoo dhamaatay fadeexad kaddib markii nin madow ah abaalmarintiisii la xaqiray islamarkaana lagu badalay film nin kale oo caddaan ahi sameeyay.

by February 27, 2017 Video
Halkaan toos uga daawo xafladda caleema-saarka madaxweyne Farmaajo: VIDEO

Halkaan toos uga daawo xafladda caleema-saarka madaxweyne Farmaajo: VIDEO

Waxaa magaalada Muqdisho si toos ah uga bilaabatay xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Xafladda ayaa waxaa lagu casuumay wufuud caalami ah, waxaana ay ka dhaceysaa isla goobtii lagu qabtay doorashada madaxweynaha.

by February 22, 2017 Video