Video

Booliska New Mexico oo meel keyn ah ka dhex helay nin gacmaha geed looga musmaaray: VIDEO

Booliska New Mexico oo meel keyn ah ka dhex helay nin gacmaha geed looga musmaaray: VIDEO

Dhacdo la yaab ku noqotay booliska iyo shacabka Mareykanka ayaa waxaa ay ka dhacday gobolka New Mexico halkaas oo keynta lagu magacaabo Albuquerque laga dhex helay nin gacmaha looga musmaaray geedo keyntaasi ku yaal.

by August 10, 2017 Video
LONDON: Booliska oo baadi-goobaya nin si ulakac ah haweeneyg gaari ugu tuuray: VIDEO

LONDON: Booliska oo baadi-goobaya nin si ulakac ah haweeneyg gaari ugu tuuray: VIDEO

Booliska magaalada London ee caasimadda dalka Ingriiska ayaa baadi-goobaya nin fiyaateynayay kaas oo si ulakac ah ugu hoos tuuray gaari bas ah oo laamiga socday haweeney lugeyneysa.

by August 8, 2017 Video
HARGEYSA: Buuq ka taagan cidda loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland: VIDEO

HARGEYSA: Buuq ka taagan cidda loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland: VIDEO

Shalay waxaa ay xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland u fariistey idoorashada guddoomiyaha golahaas, kaas oo la sheegay in loo doortay Baashe Maxamed Faarax oo ka socdey xisbiga Kulmiye. Mr. Baashe ayaa waxaa la tartamayay Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo sina ka socday xisbiga Wadani.

by August 7, 2017 Video
Dalxiisayaasha oo isku dilo sariiraha lagu cad-ceedsado ee hoteelada Gran Canaria

Dalxiisayaasha oo isku dilo sariiraha lagu cad-ceedsado ee hoteelada Gran Canaria

Xilligan oo kale waa xilliga dalalka reer galbeedka laga qaato fasaxa sannadka oo waxaa ay dadka ku nool waddamada qabowga ah ay u fasax tagaan waddamada kulul sida Spain, Gran Canaria iyo waddamo kale oo dhaca bariga Yurub.

by August 7, 2017 Video
Wariye si toos ah war u tabinayay oo la weeraray, feerna lagu qaad-qaaday: VIDEO

Wariye si toos ah war u tabinayay oo la weeraray, feerna lagu qaad-qaaday: VIDEO

Wariye ruush ah oo u shaqeeya taleefishinka NTV laguna magacaabo Nikita Razvozzhayev ayaa ruux sakhraansan uu weeraray isaga oo si toos ah khadka taleefishinka ugu jiro, waxaana lagu dhuftay hal feer.

by August 4, 2017 Video
TEXAS: Boolis baarayay gawaarida oo darawal cabsan gaari ku dhuftay, hawadana galay: VIDEO

TEXAS: Boolis baarayay gawaarida oo darawal cabsan gaari ku dhuftay, hawadana galay: VIDEO

Mid ka mid ah booliska ka howl-gala m,agaalada Fort Worth ee gobolkaasi Texas ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay dhacdo lama-ilaawaan ah kaddib masrkii isagoo baaraya gaari uu ku yimid gaari kale oo nin sakhraansan waday kaas oo hawada geliyay.

by August 3, 2017 Video
VENEZUELA: Kolonyo boolis ah oo qarax lagula eegtay bartamaha magaalada Caracas: VIDEO

VENEZUELA: Kolonyo boolis ah oo qarax lagula eegtay bartamaha magaalada Caracas: VIDEO

Caasimadda dalka Venezuela ee Caracas ayaa waxaa qarax lagula eegtay boolis ku socday mootooyin kuwaas oo kusii jeeday goob uu ka socday mudaaharaad rabshado watay. Labo boolis ah ayaa qaraxaasi ku dhintay, lix kalana waa ay ku dhaawacmeen.

by August 1, 2017 Video
Darawal cabsan oo naftiisa iyo tan dadweynaha ay halis ku jirtay oo dad shacab ahi qabteen: VIDEO

Darawal cabsan oo naftiisa iyo tan dadweynaha ay halis ku jirtay oo dad shacab ahi qabteen: VIDEO

Gobolkaasi Texas ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka dhacday dhacdo ugub ku ah shacabka kuwaas oo qaab boolis ahaan u qabtay darawal cabsan oo gaari kula dhex ga-gabayay waddooyinka.

by July 29, 2017 Video
Taangi dul maray gaari miineysan si uu u badbaadiyo shacab bar kontroll saf uga jiray: VIDEO

Taangi dul maray gaari miineysan si uu u badbaadiyo shacab bar kontroll saf uga jiray: VIDEO

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa lagu soo weeraray bar kontroll oo ay ku sugnaayeen ciidamada Masar deegaanka loo yaqaan Siinaay. Marki ay ciidamadu ogaadeen in gaariga uu qarax saaran yahay waxa ay dulmarsiiyeen taangiga.

by July 27, 2017 Video
Waayeel xanaaqay oo rasaas lugaha uga qarxiyay gawaari shaqo ka waday gurigiisa hortiisa: VIDEO

Waayeel xanaaqay oo rasaas lugaha uga qarxiyay gawaari shaqo ka waday gurigiisa hortiisa: VIDEO

Dab-damiye hore oo ku nool dalkaasi Mareykankan ayaa ka xanaaqay gawaari gurigiisa lasoo hor dhigay kuwaas oo shaqo koronto sameyn ah ka waday wadada hor marta gurigiisa. Bastoolad ayuu lugaha uga qarxiyay.

by July 24, 2017 Video