Video

INDONESIA: Lagaroonayaal fagaare lagu karbaashay kaddib markii lagu qabtay iyaga oo galmoonaya: VIDEO

INDONESIA: Lagaroonayaal fagaare lagu karbaashay kaddib markii lagu qabtay iyaga oo galmoonaya: VIDEO

Labo nin oo laga roonayaal ah ayaa la marsiiyay shareecada Islaamka kaddib markii lagu qabtay iyaga oo galmoonaya, waxaana ay dhacdadani ka dhacday gobolka Aceh ee dalkaasi Indonesia.

by May 25, 2017 Video
LIBYA: Kamera qabatay kooxihii weerarka kusoo qaaday saldhigga ciidan ee dilay 141 askari: VIDEO

LIBYA: Kamera qabatay kooxihii weerarka kusoo qaaday saldhigga ciidan ee dilay 141 askari: VIDEO

Kooxihii weerarka culus kusoo qaaday saldhigga ciidamada cirka ee Brak al-Shat ee dalkaasi Libya ayaa waxaa qabatay kamerooyin ku xirnaa saldhigga kuwaas oo muujinayay qaabka ay kusoo galeen saldhigga, weerarkana u fuliyee.

by May 24, 2017 Video
Jahwareerka iyo kala orodka ka dhacay xafladdii xalay lagu qarxiyay magaalada Manchester: VIDEO

Jahwareerka iyo kala orodka ka dhacay xafladdii xalay lagu qarxiyay magaalada Manchester: VIDEO

Sagaal iyo toban qof ayaa ku dhimatay, 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar la rumeysan yahay in uu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy saaxada lagu qabto munaasabadaha heesaha oo ku taalla magaalada Manchester ee dalka Ingriiska.

by May 23, 2017 Video
Haweeney gaari buuxa oo alaab ah ka xaday dukaan oo bannaanka ku kuftay: VIDEO

Haweeney gaari buuxa oo alaab ah ka xaday dukaan oo bannaanka ku kuftay: VIDEO

Haweeney tuugo ah ayaa gaari kuwa lagu adeegto oo alaa ka buuxda kasoo xaday mid ka mid ah dukaamada Walmar ee dalkaasi Mareykanka. Waxaa bannaanka ku qabsatay arrinlayaab leh kaddib markii ay kaligeed fuftay, alaabtina ka carartay.

by May 22, 2017 Video
Libaax badeed dafay gabar yar oo daawaneysay biyahana la galay dalka Canada: VIDEO

Libaax badeed dafay gabar yar oo daawaneysay biyahana la galay dalka Canada: VIDEO

Libaax badeed ku jira biyaha Steveston Fisherman’s Wharf, Richmond B.C ee dalkaasi Canada loona dalxiis tago ayaa dafay gabar yar oo daawaneysa taas oo uu biyaha la galay mar qura kaddib markii uu cambuurka kaga dhagay.

by May 22, 2017 Video
Tababare feer-ku qaad-qaaday feeryahan kaddib markii knock-out la diray ninkii uu watay: VIDEO

Tababare feer-ku qaad-qaaday feeryahan kaddib markii knock-out la diray ninkii uu watay: VIDEO

Mid ka mid ah tababarayaasha Andre Dirrell islamarkaana adeer u ah ayaa is celin waayay kaddib markii knock out la diray wiilkii uu adeerka u ahaa, waxaana uu xanaaqiisa ku xallistay gacmihiisa oo uu ula tagay feeryahankii ka guuleystay.

by May 21, 2017 Video
Donald Trump oo ku dhex wareeray ciyaar-dhaqameedka Sacuudiga, kuna tuurtay mid u gaar ah: VIDEO

Donald Trump oo ku dhex wareeray ciyaar-dhaqameedka Sacuudiga, kuna tuurtay mid u gaar ah: VIDEO

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo shalay booqasho uga bilaabatay Bariga Dhexe ayaa waxaa xalay xaflad loogu qabtay Sacuudiga halkaas oo uu ku dhex wareeray ciyaar-dhaqameedka dalka Sacuudiga.

by May 21, 2017 Video
Hadal-hayn ka dhashay boqorka Sacuudiga oo gacan qaaday xaaska madaxweyne Trump: VIDEO

Hadal-hayn ka dhashay boqorka Sacuudiga oo gacan qaaday xaaska madaxweyne Trump: VIDEO

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa saakay waxa uu ka degay caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, halkaas oo uu kula kulmo doono madaxda dalalka Islaamka, wadaaddo iyo xubno kale oo uu kala hadlayo sidii meel looga soo wada jeesan lahaa argagixisada.

by May 20, 2017 Video
Wariye naaska ka qabtay gabar ardayad ah isaga oo si toos ah khadka ugu jira: VIDEO

Wariye naaska ka qabtay gabar ardayad ah isaga oo si toos ah khadka ugu jira: VIDEO

Wariye ka tirsan taleefishinka BBC-da oo lagu magacaabo Ben Brown ayaa naaska ka qabtay gabar ardayad ah oo carqaladeysay wareysi uu la lahaa nin siyaasi kasoo jeeda xisbiga Labour-ka.

by May 20, 2017 Video
Qaabkii uu u dhacay weerarkii gaariga ee Times Square, New York: VIDEO

Qaabkii uu u dhacay weerarkii gaariga ee Times Square, New York: VIDEO

Waxaa shalay galab ka dhacay barxadda Times Square ee New York weerar gaari kaas oo geystay khasaaraha hal ruux oo dhimasho ah iyo soddomeeyo dhaawac ah. Ruuxii gaariga waday ayaa gacanta lagu dhigay walina ma cadda sababta ku kalliftay.

by May 19, 2017 Video