Jacbur

Booliska Swedan oo amakaagay iyo 80 jir ay qabteen oo isu badalay 26 jir: SAWIRRO

Booliska Swedan oo amakaagay iyo 80 jir ay qabteen oo isu badalay 26 jir: SAWIRRO

Booliska dalkaasi Swedan ayaa gacanka ku dhigay nin 26 jir ah oo isu soo muuqaal ekeysiiyay oday 80 jir kaddib markii ay gaari ku ceyrsadeen gaari uu watay. Gaariga “odaygan” ayaa waxa ay boolisku ka heleen laba bastooladood iyo qori. Waxa ay boolisku sheegeen in uu qorsheynayay dil aargudasho ah.

by October 31, 2016 Jacbur, Sawirro
INDONESIA: Qabiil dadka ka dhinta aasa iyaga oo taag-taagan: SAWIRRO

INDONESIA: Qabiil dadka ka dhinta aasa iyaga oo taag-taagan: SAWIRRO

Qabiilka loo yaqaan Tana Toranjans ee dega dalkaasi Indonesia ayaa iyagu qabo dhaqan ka duwan kan dadka intiisa badan qabaan marka laga hadlayo dadka ka dhinta. Waxa ay ku xabaalaan buuraha dhagaxa ah oo ay iyaga oo taag-taagan geliyaan.

by October 23, 2016 Jacbur, Sawirro
Wiil Sacuudiyaan oo internetka ka shukaansaday gabar Mareykan ah oo la xiray: VIDEO

Wiil Sacuudiyaan oo internetka ka shukaansaday gabar Mareykan ah oo la xiray: VIDEO

Wiilkan ayaa mudo isbuucyo ah waxa uu khadka internetka ka shukaansanayay gabar 21-jir ah taas oo deggan gobolka California islamarkaana lagu magacaabo¬†Christina Crockett taas oo ay iska heleen tarta sida muuqaalka ah la isaga daawadi ee loo yaqaan “Youknow”.

by October 12, 2016 Jacbur, Video
Mas sawirka neceb oo qaniinay nin sawir ka geli rabay: VIDEO

Mas sawirka neceb oo qaniinay nin sawir ka geli rabay: VIDEO

Koox niman ah ayaa waxa ay mas weyn kasoo gabteen goob iskool ah oo dalka Hindiya ku yaal, kaddib waxaa ay usoo qaadeen dhanka magaalada. Nin doonayay in uu sawir isaga qaado ayuu qaniinyo ku dhagay.

by October 4, 2016 Jacbur, Video
Gabdhaha jabhadda FARC oo hubka dhigay: SAWIRRO

Gabdhaha jabhadda FARC oo hubka dhigay: SAWIRRO

Kaddib heshiis dhawaan ay ku kala sixiixdeen dalka Cuba dowladda Colombia iyo jabhadda Farc ayaa waxaa lagu gaaray heshiis nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaal u dhexeeyay in ka badan 50 sanadood.

by September 29, 2016 Jacbur, Sawirro
Eeyo tartan doon-wadis loo qabtay: SAWIRRO

Eeyo tartan doon-wadis loo qabtay: SAWIRRO

Xeebta Huntington ee gobolkaasi California, Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay tartan cajiib badan kaas oo lagu tartansiiyay eeyo kuwaas oo waday doomaha lagu istaago islamarkaana biyaha ku dul socda.

by September 27, 2016 Jacbur, Sawirro
Barnaamij muuqaal ah oo aad kaga bogan karto isbaddellada xooggan ee Muqdisho

Barnaamij muuqaal ah oo aad kaga bogan karto isbaddellada xooggan ee Muqdisho

Mudo sagaal sannadood gudohood ayaa waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay isbaddello isdabajoog ah kuwaas oo horseeday in nolosha iyo nabadda ay kusoo laabato dalka islamarkaana rajada dadka ay dib usoo noqoto.

by August 25, 2016 Jacbur, Video
Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray: SAWIRRO

Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray: SAWIRRO

by June 3, 2016 Jacbur, Sawirro
Qoxooti ay soomaali ku jirto oo gaaray Talyaaniga: SAWIRRO

Qoxooti ay soomaali ku jirto oo gaaray Talyaaniga: SAWIRRO

by June 1, 2016 Jacbur, Sawirro
Munaasabaddii dhagax-dhigga xabsigax cusub ee Muqdisho: VIDEO

Munaasabaddii dhagax-dhigga xabsigax cusub ee Muqdisho: VIDEO

by February 20, 2016 Jacbur, Video