Sports

Masri salaan ka qaadi waayay Yuhuudi la tartamayay: VIDEO

Masri salaan ka qaadi waayay Yuhuudi la tartamayay: VIDEO

Masri ciyaara ciyaarta loo yaqaan Judo oo lagu magacaabo Islam El Shehaby islamarkaana ka qeyb-qaadanayay ciyaaraha Olombikada Rio ayaa laga soo eryay ciyaaraha kaddib markii uu salaanta ka qaadi waayay Or Sasson oo kasoo jeeda dalka Israel oo la tartamayay.

by August 16, 2016 Sports
Silver medallist China's He Zi (R), reacts she receives a marriage proposal from Chinese diver Qin Kai during the podium ceremony of the Women's diving 3m Springboard Final at the Rio 2016 Olympic Games at the Maria Lenk Aquatics Stadium in Rio de Janeiro on August 14, 2016.   / AFP PHOTO / CHRISTOPHE SIMON

Lammaane shiineys ah oo isku guursaday ciyaaraha Rio: VIDEO

Gabadha dalka Shiinaha u mataleysa ciyaaraha dabaasha ee Olombikada Riyo ayaa lamaaneheeda waxa ay ku guursatay magaalada Rio eedalka Brasil kaddib markii uu usoo bandhigay.

by August 16, 2016 Sports
Booliska Ingriiska oo dilay ciyaaryahan hore: VIDEO

Booliska Ingriiska oo dilay ciyaaryahan hore: VIDEO

Booliska magaalada Telford ayaa xalay dilay ciyaaryahan hore oo u ciyaari jiray kooxda Aston Villa kaas oo lagu magacaabau Dalian Atkinson (48-jir). Ciyaaryahankan ayaa waxaa ay boolisku ku dhifteen bastooladda korontada.

by August 15, 2016 Sports
Usain Bolt oo badiyay tartanka 100-ka mitir ee ragga: VIDEO

Usain Bolt oo badiyay tartanka 100-ka mitir ee ragga: VIDEO

Orodyahanka reer Jamaica Usain Bolt ayaa xalay badiyay tartanka orodka boqolka mitir ee ragga, waana sanadkii saddexaad ee uu qaadayo billadda dahabka ee orodkan.

by August 15, 2016 Sports
Itoobiyaanad kab la`aan oroday tartanka 3000m: VIDEO

Itoobiyaanad kab la`aan oroday tartanka 3000m: VIDEO

Orodyahanadan oo lagu magacaabo Etenesh Diro ayaa kuftay xilli lagu jiray tartanka, waxaana ka baxday kabta.

by August 14, 2016 Sports
Ciyaaryahan gacanta ka jabtay isagoo tartan ku jira

Ciyaaryahan gacanta ka jabtay isagoo tartan ku jira

Andranik Karapetyan, ciyaaryahankan oo u dhashay dalka Armenia ayaa xilligi ay gacanta ka jabeysay ki jiray tartanka Olombikada ee ka socda dalkaasi Brazil, waxaana uu qaadayay biro culeyskooda lagu sheegay 195 Kg.

by August 11, 2016 Sports, Video