Sawirro

Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama: SAWIRRO?

Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama: SAWIRRO?

Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirrada guriga cusub ee madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu degi doono marka uu xilka ka dego. Madaxweyne Obama ayaa xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka ku wareejin doona wadaxweynaha la doortay Donald Trump toban beri kaddib.

by January 11, 2017 Sawirro
Sida xowliga ah ee ay ugu koreen gabdhaha Obama aqalka cad mudadii uu xilka hayay: SAWIRRO

Sida xowliga ah ee ay ugu koreen gabdhaha Obama aqalka cad mudadii uu xilka hayay: SAWIRRO

Muddo siddeed sano ah ayaa waxaa uu madaxweyne Barack Obama hayay xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka hayay. Mudadaas, waxaa uu qoyskiisa oo ka kooban laba gabdhood oo uu dhalau iyo hooyadood kula noolaa aqalka cad. Hadaba sawirradan ayaanu ku eegeynaa isbedelka korrinsho ee ku yimid labadiisa gabdhood.

by January 9, 2017 Sawirro
Baraf harqiyay magaalada Istanbul, Turkey: SAWIRRO

Baraf harqiyay magaalada Istanbul, Turkey: SAWIRRO

Qeybo ka mid ah dalka Turkiga ayaa waxaa ka da`ay baraf culeys ku keenay isu socodka magaalada maadaama dalkaasi aan looga baran in uu baraf ka da`o. Xeeldheerayaasha ayaa sheegay in cimilada Yurub ee sanadkan in ay aad u qabowdahay sidaasna uu barafku u soo gaaray ilaa iyo Turkiga.

by January 8, 2017 Sawirro
Sagootiska Obama iyo siddeedii sano ee uu madaxweynaha ka ahaa Mareykanka: SAWIRRO

Sagootiska Obama iyo siddeedii sano ee uu madaxweynaha ka ahaa Mareykanka: SAWIRRO

Madaxweynaha xildka kasii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa waxaa u bilaabatay sagootis loo sameynayo. Waxaa uu xilka wareejinayaa dhamaadka bishan Janaayo. Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa muuqaal ka tarjumayaa siddeedii sano ee uu xilka madaxtenimo hayay.

by January 6, 2017 Sawirro
Lammaane xanuunsan oo si cajiib ah u dhalay mattaane caafimaad qaba: SAWIRRO

Lammaane xanuunsan oo si cajiib ah u dhalay mattaane caafimaad qaba: SAWIRRO

Lammaane jaceyn soo wada jilayay in muddo ah islamarkaana busiibo ku habsatay ayaa waxaa lagu caawiyay in ay dhalaan labo carruur oo mataano ah. Lamaanahan oo lagu kala magacaabo Jason iyo Rachel ayaa waxaa ku kala dhacay cudurka sokorta iyo ninka oo uu xubnihiisa muhiimka ah ku waayay dagaalka Afghanistan.

by January 5, 2017 Sawirro
Sideeo looga soo dhaweeyay sanadka cusub 2017 waddamada New Zealand iyo Australia?: SAWIRRO

Sideeo looga soo dhaweeyay sanadka cusub 2017 waddamada New Zealand iyo Australia?: SAWIRRO

Wadamada Australia iyo New Zealand ayaa laga soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2017, iyadoona dabaaldegyo waaweyn laga dhigay magaalooyinka caasimadda u ah waddamadaasi. Magaalooyinka Sydney iyo Auckland ayaa si weyn looga dareemay soo dhaweynta sanadka cusub ee 2017.

by December 31, 2016 Sawirro
ISIS oo soo bandhigtay caruur aad u da`yar oo ay tababareen kuwaas oo wax xasuuqaya: SAWIRRO

ISIS oo soo bandhigtay caruur aad u da`yar oo ay tababareen kuwaas oo wax xasuuqaya: SAWIRRO

Kooxda ISIS ee maamusha qeybo ka mid ah dalalka Suuriya iyo Ciraaq ayaa soo bandhigay cajal ay ku muujinayaan sida ay u tababaraan caruurta. Muuqaalkan ayaa waxaa ay caruurtani ku kacayaan xasuuq loo geysanayo maxaabiis, waxaa sidoo kale la barayaa qaabka dagaalka loogu tababarto.

by December 30, 2016 Sawirro
Maxaad kala socotaa xukunnada kala duwan ee laga fuliyo goobaha ay maamulaan kooxda ISIS? SAWIRRO

Maxaad kala socotaa xukunnada kala duwan ee laga fuliyo goobaha ay maamulaan kooxda ISIS? SAWIRRO

Goobaha ay ka maamulaan kooxda ISIS dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa waxaa laga fuliyaa xukunno kala duwan oo shareecada Islaamka ah, waxaana muuqaaladan aad ku daawan doontaan xukunno isugu jira dilal, gacmogoyn, jar ka tuurid iyo wax la mid ah.

by December 29, 2016 Sawirro
MOSUL: ISIS oo shiish eber uga dhigay ciidamo dhufeysyo ku jira iyo jiho laga jiro oo ay garan waayeen: SAWIRRO

MOSUL: ISIS oo shiish eber uga dhigay ciidamo dhufeysyo ku jira iyo jiho laga jiro oo ay garan waayeen: SAWIRRO

Dagaalka ka socda magaalada Mosul ayaa marba marka ka dambeysa galaya marxaladi dagaal oo kala duwan. Iminka kooxda ISIS ayaa bilowday xeelad cusub oo ay shiish kulabeegsabeyso ciidamada duullaanka kusoo qaaday magaalada Mosul.

by December 28, 2016 Sawirro
Dhaarintii xildhibaanda labada aqal ee Muqdisho ka dhacday: SAWIRRO

Dhaarintii xildhibaanda labada aqal ee Muqdisho ka dhacday: SAWIRRO

Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka taas oo ka dhacday xarunta tababarka booliska ee Iskool Buliisiyo. Xildhibaanada la dhaariyay ayay tiradoodu aheyd 283 xubnood.

by December 28, 2016 Sawirro