Sawirro

Russian President Vladimir Putin uses a pair of binoculars while watching the Zapad-2017 war games. 



Sputnik/Mikhail Klimentyev/Kremlin via REUTERS

Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale: SAWIRRO

Russian President Vladimir Putin uses a pair of binoculars while watching the Zapad-2017 war games.Sputnik/Mikhail Klimentyev/Kremlin via REUTERS[/caption] Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska “Zapad-2017”. Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub[Read More…]

by September 19, 2017 Sawirro
11-jir lagu casuumay gudaha Aqalka Cad oo “bah-dilay” madaxweyne Donald Trump: SAWIRRO

11-jir lagu casuumay gudaha Aqalka Cad oo “bah-dilay” madaxweyne Donald Trump: SAWIRRO

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa “bah-dilaad” kala kulmay wiil 11-jir ah oo lagu magacaabo Frank Giaccio kaas oo lagu casuumay in uu hal maalin ka shaqeeyo oo uu cowska ka jaro Aqalka Cad. Wiilkan ayaan dhag jalaq u siin salaanta iyo hadalka madaxweyne Trump oo muddo daqiiqado ah daba ordayay.

by September 17, 2017 Sawirro
St. Louis police standoff with protesters after the not guilty verdict of Jason Stockley, a former St. Louis police officer charged with the 2011 shooting of Anthony Lamar Smith, on Tucker Blvd in downtown St.Louis, Missouri. REUTERS/Whitney Curtis

Rabshado ka dhashay sii deynta boolis caddaan ah oo nin madow si bareer ah u dilay: SAWIRRO

People march downtown after the not guilty verdict in the murder trial of Jason Stockley, a former St. Louis police officer, charged with the 2011 shooting of Anthony Lamar Smith, who was black, in St. Louis, Missouri. REUTERS/Whitney Curtis[/caption] Magaalada St. Louis ee gobolkaasi Missouri ee dalka Mareykanka ayaa waxaa[Read More…]

by September 16, 2017 Sawirro
Maxaad kala socotaa godkii lagula cararay George W. Bush iyo golehiisa wasiirrada markii uu dhacay weerarkii 9/11: SAWIRRO

Maxaad kala socotaa godkii lagula cararay George W. Bush iyo golehiisa wasiirrada markii uu dhacay weerarkii 9/11: SAWIRRO

Markii uu dhacay weerarkii 9/11, sannadkii 2001 ee dalkaasi Mareykanka waxaa madaxda dalkaasi oo uu ugu horreeyay madaxweynihii xilligaasi George W. Bush ayaa waxaa loola cararay god dhulka hoostiisa ah kaas oo ay si toos ah ugala socdeen dhaq-dhaqaaqa weerarka al-Qacida.

by September 15, 2017 Sawirro
Apple Senior Vice President of Worldwide Marketing, Phil Schiller, introduces the iPhone 8. REUTERS/Stephen Lam

Maxaad kala socotaa taleefannada iyo saacadaha casriga ah ee ay soo saartay shirkadda Apple?: SAWIRRO

Shirkadda Apple ee laga leeyahay dalkan Maraykanka ee soo saarta taleefannadaiyo cumputeada casriga ah ayaa sannadkan buuxineysa toban sano, waxaana sannadguuradan tobanaad ee ay u dabaaldageyso kusoo bandhigtay teleefanno iyo saacado aalado cusub lagu soo kordhiyay.

by September 13, 2017 Sawirro
Hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo hoy ka dhigtay mid ka mid ah dariiqyada magaalada London: SAWIRRO

Hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo hoy ka dhigtay mid ka mid ah dariiqyada magaalada London: SAWIRRO

Mid ka mid ah waddooyinka magaalada Londonayaa waxaa hoy ka dhigatay oo dagay hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda kuwaas oo ka carooday guri laga komyuunku ka soo soosaaray oo ku yaalay xaafadda Tooting oo ay aad u jeclaayeen.

by September 12, 2017 Sawirro
President Trump and First Lady Melania attend the 9/11 observance at the National 9/11 Pentagon Memorial in Arlington, Virginia. 


REUTERS/Kevin Lamarque

Mareykanka oo laga xusay weerarkii argagixiso ee 9/11: SAWIRRO

President Trump and First Lady Melania attend the 9/11 observance at the National 9/11 Pentagon Memorial in Arlington, Virginia.REUTERS/Kevin Lamarque[/caption] Dalkaasi Mareykanka waxaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 11.ka bisha Sebtember laga xusay weerarkii argagixiso ee ay Al-Qaida ku qaaday daarihii mataanaha ahaa ee New York iyo wasaaradda difaaca[Read More…]

by September 12, 2017 Sawirro
Miss North Dakota Cara Mund reacts after being announced as the winner of the 97th Miss America Competition in Atlantic City. 


REUTERS/Mark Makela

Tartanka quruxda gabdhaha Mareykanka oo lasoo gunaanaday iyo Cara Mund oo ku guuleysatay: SAWIRRO

Waxaa lagu soo gaban-gabeeyay magaalada Atlantic City ee dalka Mareykanka tartanka quruxda gabdhaha kaas oo ay ku guuleystay sannadkan gabar kasoo jeedda gobolka North Dakota taas oo lagu magacaabo Cara Mund.

by September 11, 2017 Sawirro
A local resident walks across a flooded street in downtown Miami as Hurricane Irma arrives at south Florida. REUTERS/Carlos Barria

Siday i u saameysay duufaanta “Irma” gobolka Florida, gaar ahaan magaalada Miami?: SAWIRRO

Waxaa shalay ku dhufatay gobolka Florida ee dalkaasi Mareykanka duufaantii irma ee laga cabsida qabay taas oo aan saameyn weyn ku reebin gobolkaasi balse cabsi darteed looga qaxay inta badan magaalooyinka gobolkaasi.

by September 11, 2017 Sawirro
Duufaanta “Irma” oo bur-bur baahsan ku reebtay dalka Cuba: SAWIRRO

Duufaanta “Irma” oo bur-bur baahsan ku reebtay dalka Cuba: SAWIRRO

Dalkaasi Cuma oo ay shalay ku dhufatay duufaanta Irma ayaa waxaa ay ku reebtay saameyn ballaaran oo u badan bur-bur hanti. Waxaa qeybo badan oo dalka ah ka maqan korontada, waxaa xiran oo ay biyo fadhiyaan waddooyinka iwm.

by September 10, 2017 Sawirro