Sawirro

Booliska Brazil oo xoog ku galay xaafad looga kala cararay daroogada iyo gangiska: SAWIRRO

Booliska Brazil oo xoog ku galay xaafad looga kala cararay daroogada iyo gangiska: SAWIRRO

Ciidamada booliska dalka Brazil oo kun kor u dhaafaya ayaa waxaa ay maalmo ka hor weerar qorsheysan ku qaadeen xaafadd Sao Paulo taas oo looga kala guuray tuugada, daroogada iyo gangiska wax laaya.

by May 24, 2017 Sawirro
Jawiga goobta uu ka dhacay qarixii Manchester iyo khal-khalkii ka dhashay: SAWIRRO

Jawiga goobta uu ka dhacay qarixii Manchester iyo khal-khalkii ka dhashay: SAWIRRO

Tirada dhimashada ayaa sii caga-cageyneysa 22-ruux kaddib markii xalay saq-dhexe weerar qarax oo argagixiso ah lala beegsaday hool ay ka heeseysay fannaanad caan oo Mareykan ah taas oo lagu magacaabo Ariana Grande.

by May 23, 2017 Sawirro
Shakhsiyaad caan ah oo mar kale xaflad qalin-jabin ah u sameeyeen jaamacadihii ay kasoo bexeen: SAWIRRO

Shakhsiyaad caan ah oo mar kale xaflad qalin-jabin ah u sameeyeen jaamacadihii ay kasoo bexeen: SAWIRRO

Shakhsiyaadkan caanka ah ee xafladda mar kale loo qabtay ayaa waxaa ka mid ah Oprah WInfrey, Arnold Schwarzenegger, Pharrell Williams, Nick Offerman, Octavia Spence, Helen Mirren iyo qaar kaloo badan.

by May 22, 2017 Sawirro
Xaaska  Prince William oo cadowga ka tiirisay arooska walaasheed una gudday abaalkii arooskeeda: SAWIRRO

Xaaska Prince William oo cadowga ka tiirisay arooska walaasheed una gudday abaalkii arooskeeda: SAWIRRO

Waxaa shalay ka dhacay magaalada London arooskii sannadka kaas oo ay isku guursanayeen gabar walaal la ah xaaska Prince William taas oo lagu magacaabo Pippa Middleton. Arooskan ayaa waxaa si weyn uga qeyb gaadatay Kate Middleton oo walaal la ah Pippa.

by May 21, 2017 Sawirro
82 gabdhood oo laga soo bad-baadiyay gacanta kooxda Boko Haram oo waalidkood la midoobay: SAWIRRO

82 gabdhood oo laga soo bad-baadiyay gacanta kooxda Boko Haram oo waalidkood la midoobay: SAWIRRO

Dalkaasi Nigeria ayaa waxaa ka dhacday munaasabad ay dowladdu ugu wareejineysay waalidiintooda 82-gabdhood oo mudo saddex sanadood ah gacanta ugu jiray kooxda Boko Haram ee dalkaasi ka dagaalanta.

by May 21, 2017 Sawirro
Shacabka Venezuela oo wali la dagaallamaya dowladda iyo xeelado cusub oo ay lasoo bexeen: SAWIRRO

Shacabka Venezuela oo wali la dagaallamaya dowladda iyo xeelado cusub oo ay lasoo bexeen: SAWIRRO

Shacabka dalkaasi Venezuela ayaa mudo ka badan bil waxa ay la dagaallamayaan dowladdooda oo ay ku eedeynayaan in ay dhulka la gashay dhaqaalihii dalka oo ay dadka iminka ka gaajoonayaan. Dagaalkan ayaa galay marxalad cusub, waxaana uu ku fiday deegaanno hor leh.

by May 18, 2017 Sawirro
Lammaane guurkoodu dhulka kala cararay oo buurta ugu dheer dunida ku dhigtay: SAWIRRO

Lammaane guurkoodu dhulka kala cararay oo buurta ugu dheer dunida ku dhigtay: SAWIRRO

Lamaane is jecel oo lagu kala magacaabo James Sissom iyo Ashley Schmieder ayaa guurkooda waxa ay u quuri waareen in ay ku dhigtaan dhulka iyagoona la aaday buurta adduunka ugu dheer ee lagu magacaabo mount everest.

by May 15, 2017 Sawirro
(Eugenio Grosso)

Magaalo 80 kilomitir u jirta taliska ISIS oo la dhisayo villooyin qurux badan: SAWIRRO

Magaalada Erbil ee caasimadda Kurdiyiinta Ciraaq oo u jirta magaalada Mosul qiyaastii 80 kilo mitir ayaa muddooyinkii dambe u dhisantay si xowli ah waxaa kusoo badanaya dhismooyinka kuwa reergalbeedka shabaha.

by May 14, 2017 Sawirro
Maxbuus dilay 5-ruux oo qaraabo ah oo maxkamad uu saarnaa lagu dhex dili gaaray: SAWIRRO

Maxbuus dilay 5-ruux oo qaraabo ah oo maxkamad uu saarnaa lagu dhex dili gaaray: SAWIRRO

Dilaa James Sparks-Henderson oo lasoo taagay maxkamad ku taal magaalada Cleveland, gobolka Ohio ee dalkaasi Mareykanka ayaa lagu dhex dili gaaray qudhiisa maxkamadda dhexdeeda kaddib markii uu soo weeraray nin ehel la ahaa dadka uu dilay.

by May 12, 2017 Sawirro
Maka cabaneysaa guri ciriiri ah? Bal daawo sida loogu nool yahay Hong Kong: SAWIRRO

Maka cabaneysaa guri ciriiri ah? Bal daawo sida loogu nool yahay Hong Kong: SAWIRRO

Dalka Hong Kong ayaa waxaa ka taagan ciriiri xagga guryaha ah, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Kirada guryaha ayaa aad u sarreeya, waxaana ay dadku iibsanayaan guryo cabir ahaan la eg jirkooda – dhirir iyo ballacba.

by May 12, 2017 Sawirro