Gudaha

Booqashadii Micheal Keating ee magaalada Kismayo: VIDEO

Booqashadii Micheal Keating ee magaalada Kismayo: VIDEO

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay MIchael Keating.

by August 24, 2016 Gudaha, Video
Wariyeyaal loo tababarayo qaabka loo  tebinayo doorashada: VIDEO

Wariyeyaal loo tababarayo qaabka loo tebinayo doorashada: VIDEO

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay ka furmay tababar dhinaca saxaafadda ah oo la soonayo wariyayaasha kaas oo salka ku hayo qaabka ay u tabinayaal doorashado la filayo in ay Soomaaliya ka dhacdo dhamaadka sanadkan.

by August 23, 2016 Gudaha, Video
Qaabka ay u dhacday xafladda buug soo bandhigidda wariyaha caddaanka ah: VIDEO

Qaabka ay u dhacday xafladda buug soo bandhigidda wariyaha caddaanka ah: VIDEO

Wariyaha caanka ah ee BBC-da uga soo warrama qaaradda Afrika Andrew Harding ayaa kusoo bandhigay magaaklada Muqdisho book uu ka qoray Muqdisho oo uu ugu magac daray “The Mayor of Mogadishu”.

by August 22, 2016 Gudaha, Video
Cawarada buugaagta oo sanadkii labaad lagu qabtay Muqdisho: VIDEO

Cawarada buugaagta oo sanadkii labaad lagu qabtay Muqdisho: VIDEO

Magaalada Muqdisho waxaa dhawaan ka furmay bandhigga buugaagta oo noqonaya kii labaad ee lagu qabto caasimadda Soomaaliya.

by August 20, 2016 Gudaha, Video
Guddiga doorashada oo howl bilaabay: VIDEO

Guddiga doorashada oo howl bilaabay: VIDEO

Guddiga doorashada dalka ayaa bilaabay shaqadooda, iyagoona shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho shirkoodii u dambeeyay ka hor doorashada kaas oo ay ugu kala foofayeen gobolada dalka.

by August 20, 2016 Gudaha, Video
Boolis ku qalin-jabiyay Baydhabo: SAWIRRO

Boolis ku qalin-jabiyay Baydhabo: SAWIRRO

Magaalada Baydhabo waxaa shalay ka dhacday xaflad qalin-jabin boolis taas oo ay ka qeyb galeen saraakiisha sar-sare ee booliska, kuwa AMISOM iyo madaxda sare ee AMISOM.

by August 10, 2016 Gudaha, Sawirro