Dibedda

Jahwareer boorso oo qabsaday 320 ciyaartoy British ah: VIDEO

Jahwareer boorso oo qabsaday 320 ciyaartoy British ah: VIDEO

Ciyaartoyda dalka Britain uga qeyb galay ciyaaraha Olombikada adduunka ayaa markii ay dib ugu soo noqdeen dalka Britain waxaa ay la kulmeen jahwareer kaddib markii ay kala garan waayeen boorsooyinkooda.

by August 25, 2016 Dibedda, Video
Putin oo booqday dhulka uu xoogga ku qabsaday ee Crimea: SAWIRRO

Putin oo booqday dhulka uu xoogga ku qabsaday ee Crimea: SAWIRRO

Madaxweynaha dalka Ruushka ayaa booqday dhulka Crimea ee dalka Ukrain kaas oo uu xoog ku qabsaday laba sano ka hor. Waxa uu la kulmay r/wasaaraha Crimea Sergei Aksyonov guddoomiyaha caasimadda Sevastopol, Dmitry Ovsyannikov.

by August 20, 2016 Dibedda, Sawirro