Waxaa maalinkii labaad ay nadaafad ka socotaa isgoyska Zoobe oo uu qarax khasaare badan dhaliyay ka dhashay maalinimadii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegneyd 14. bisha Oktobar 2017.

Bur-burka ka dhashay qaraxii Zoobe oo la nadiifinayo: VIDEO