swedanoldman1
Booliska dalkaasi Swedan ayaa gacanka ku dhigay nin 26 jir ah oo isu soo muuqaal ekeysiiyay oday 80 jir kaddib markii ay gaari ku ceyrsadeen gaari uu watay. Gaariga “odaygan” ayaa waxa ay boolisku ka heleen laba bastooladood iyo qori. Waxa ay boolisku sheegeen in uu qorsheynayay dil aargudasho ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.