Booliska magaalada Telford ayaa xalay dilay ciyaaryahan hore oo u ciyaari jiray kooxda Aston Villa kaas oo lagu magacaabau Dalian Atkinson (48-jir).
Ciyaaryahankan ayaa waxaa ay boolisku ku dhifteen bastooladda korontada.

Comments are closed.