Articles by: calanka

Qoyskii reer Burco ee inanka looga dilay Muqdisho oo ku hanjabay aargudasho: VIDEO

Qoyskii reer Burco ee inanka looga dilay Muqdisho oo ku hanjabay aargudasho: VIDEO

Magaalada Burco ayaa waxa farriin kasoo diray qoyska marxuum Mursal Cumar Cusmaan oo agaasime ka ahaa maxkamadda sare kaas oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Muqdisho. Qoyska aya abeeniyay in ay magdhow qaadanayaan.

by May 12, 2017 Video
Maxbuus dilay 5-ruux oo qaraabo ah oo maxkamad uu saarnaa lagu dhex dili gaaray: SAWIRRO

Maxbuus dilay 5-ruux oo qaraabo ah oo maxkamad uu saarnaa lagu dhex dili gaaray: SAWIRRO

Dilaa James Sparks-Henderson oo lasoo taagay maxkamad ku taal magaalada Cleveland, gobolka Ohio ee dalkaasi Mareykanka ayaa lagu dhex dili gaaray qudhiisa maxkamadda dhexdeeda kaddib markii uu soo weeraray nin ehel la ahaa dadka uu dilay.

by May 12, 2017 Sawirro
Maka cabaneysaa guri ciriiri ah? Bal daawo sida loogu nool yahay Hong Kong: SAWIRRO

Maka cabaneysaa guri ciriiri ah? Bal daawo sida loogu nool yahay Hong Kong: SAWIRRO

Dalka Hong Kong ayaa waxaa ka taagan ciriiri xagga guryaha ah, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Kirada guryaha ayaa aad u sarreeya, waxaana ay dadku iibsanayaan guryo cabir ahaan la eg jirkooda – dhirir iyo ballacba.

by May 12, 2017 Sawirro
Nin “waalan” oo doolshe dheecaameysan wajiga u geliyay maamule diyaaradeed: VIDEO

Nin “waalan” oo doolshe dheecaameysan wajiga u geliyay maamule diyaaradeed: VIDEO

Madaxa shirkadda diyaaradaha Qantas ee dalkaasi Australia Alan Joyce ayaa a kulmay dhacdo uusan fileyn xilli uu khudbad u jeedinayay dad kor u dhaafayay 500 kaddib markii nin “waalan” uu wajiga u geliyay doolshe dheecaameysan.

by May 11, 2017 Video
Shacab kasoo jeeda gobolada Waqooyi oo maanta ku bannaanbaxay Muqdisho: VIDEO

Shacab kasoo jeeda gobolada Waqooyi oo maanta ku bannaanbaxay Muqdisho: VIDEO

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku bannaanbaxay shacab kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Soomaaliya kuwaas oo ka cabanayay nin laga dilay oo agaasime ka ahaa maxkamadda sare. Ninka wax dilay ayaa la sheegay in uu darawal u ahaa taliyihii hore ee ciidanka Nabadsugidda Gen. Gaafow.

by May 11, 2017 Video
Haweeney shaqaale ah oo dhaqaale doon aheyd oo been cad lagu qabtay: VIDEO

Haweeney shaqaale ah oo dhaqaale doon aheyd oo been cad lagu qabtay: VIDEO

Haweeney u dhalatay dalkaasi Mareykanka islamarkaana deggan gobolka Florida ayaa lagu qabtay beentii adduunka kaddib markii ay kashiftay kaameradda amniga ee loo yaqaan CCTV. Haweeneydan ayaa waxa ay dooneysay in ay dhacdo hay`adda caymiska.

by May 11, 2017 Video
Xildhibaanad naas ku nex nuujisay ilmo yar gudaha baarlamaanka dalka Australia: VIDEO

Xildhibaanad naas ku nex nuujisay ilmo yar gudaha baarlamaanka dalka Australia: VIDEO

Xildhibaanad Larissa Waters oo ah haweenay reer Australia ah ayaa noqotay siyaasiyaddii u horraysay ee ilmaheeeda naas ku dhex nuujisa baarlamaanka dalkaasi. Larissa oo ka tirsan xisbiga garabka bidix ee Greens party ayaa quudisay gabadheeda labada billood jirta ee Alia Joy iyadoo codayn ay socotay Talaadadii.

by May 10, 2017 Video
38 ruux oo ku dhintay dibadbaxyada dalka Venezuela: SAWIRRO

38 ruux oo ku dhintay dibadbaxyada dalka Venezuela: SAWIRRO

Dalkaasi Venezuela waxaa mudo ka badan bil ka socda dibedbaxyo lagu dalbanayo in uu xukunka ka dego madaxweynaha dalkaasi Nicolás Maduro kaas oo ay shacabku ku eedeynayaan in uu god dhaqaale xumo geliyay dalka. Waxaa ay sidoo kale dalbanayaan dibedbaxayaasha in dastuurka dalka wax laga beddelo.

by May 10, 2017 Sawirro
Donald Trump oo diiday in la baahiyo canshuur-bixintiisa iyo dadweynaha oo dibadbaxay: SAWIRRO

Donald Trump oo diiday in la baahiyo canshuur-bixintiisa iyo dadweynaha oo dibadbaxay: SAWIRRO

Iyadoo lagu jiro xilliga shaacinta canshuuraha daøla Mareykanka ayaa madaxweynaha dalkaasi Donald Trump waxa uu sheegay in canshiir-bixintiisa aanan loo soo bandhigi kadin dadweynaha, taas oo dhalisay dibadbaxyo rabshada wata.

by April 16, 2017 Sawirro
Mareykanka oo weerar ugu hanjabay Waqooyiga Kuuriya iyo dhooletus neefta ku celiyay caalamka oo ay ku soo jawaabeen: SAWIRRO

Mareykanka oo weerar ugu hanjabay Waqooyiga Kuuriya iyo dhooletus neefta ku celiyay caalamka oo ay ku soo jawaabeen: SAWIRRO

Xukuumadda Pyongyang ee dalkaasi Waqooyiga Kuuriya ayaa shalay sameeyay dhooletus kii ugu weynaa oo ay kusoo bandhigeen hub casri ah oo cusub iyagoona dheeletuskaasi jawaab uga dhigay hanjabaad dhawaan kasoo yeertay Mareykanka.

by April 15, 2017 Sawirro