Articles by: calanka

Mas laga matajiyay “qado” yaab badan oo uu cunay: VIDEO

Mas laga matajiyay “qado” yaab badan oo uu cunay: VIDEO

Haweeney ayaa ka matajisay mas kubad teynis ah oo uu cunay kaddib markii uu ku xannuunsaday kubaddaasi oo uu gebigeed uu liqay.

by February 11, 2017 Video
Boolis shaqo joojin sameeyay iyo boqol ruux oo hal maalin lku dhintay dalka Brasil: SAWIRRO

Boolis shaqo joojin sameeyay iyo boqol ruux oo hal maalin lku dhintay dalka Brasil: SAWIRRO

Dalkaasi Brasil ayaa waxaa shaqo joojin sameeyay booliska magaalada Vitoria ee gobolka Espirito Santo halkaas oo maalin gudeheed lagu dilay in ka badan 100 ruux.

by February 10, 2017 Sawirro
Baarlamaanka Koonfur Afrika oo markale beerka iska tumay, feer iyo faralaabna iskala daalay: VIDEO

Baarlamaanka Koonfur Afrika oo markale beerka iska tumay, feer iyo faralaabna iskala daalay: VIDEO

Feer ayey isku billaabeen xildhibaanada baarlamaanka Koofur Afrika ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbo uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa baarlamaanka.

by February 10, 2017 Video
Maamulka Somaliland oo hambalyo iyo hanjabaad is wata u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya: VIDEO

Maamulka Somaliland oo hambalyo iyo hanjabaad is wata u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya: VIDEO

Afhayeen u hadlay xukuumadda Soomaaliland ayaa hambalyo iyo hanjabaad u soo diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo kaas oo uu ugu baaqay in uu qaderiyo madaxbannaanida iyo gooni isu taagga Somaliland.

by February 9, 2017 Video
Haweeney hindi ah oo baranbaro nool laga soo saaray sankeeda: VIDEO

Haweeney hindi ah oo baranbaro nool laga soo saaray sankeeda: VIDEO

Haweeney 42-jir ah ooo lagu magacaabo Silva islamarkaana ku nool dalka Hindiya ayaa waxaa ay dhakhaatiirta dalkaasi kasoo saareen sankeeda baranbaro nool kaddib markii ay in mudo ah ka sheeganeysay dhanka madaxa oo ay baranbaradani hoy ka dhigatay.

by February 9, 2017 Video
Sidee ayuu ahaa jawiga goobtii doorashada ee xalay?: SAWIRRO

Sidee ayuu ahaa jawiga goobtii doorashada ee xalay?: SAWIRRO

Shalay waxaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka dhacay isbeddel siyaasadeed kaas oo si weyn looga dareemay guuda ahaan dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday doorashada madaxtenimo ee lagu doortay madaxweynbaha cusub ee dalka Maxamed C/laahi Farmaajo.

by February 9, 2017 Sawirro
Faroole oo ammaan aan horay loo maqal u jeediyay reer Muqdisho, dhulkana ku jiiday C/weli Gaas: VIDEO

Faroole oo ammaan aan horay loo maqal u jeediyay reer Muqdisho, dhulkana ku jiiday C/weli Gaas: VIDEO

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa shalay galab shir jaraa`id uu qabtay kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin soo dhaweyntii uu kala kulmay Muqdisho, musuqa doorashada iyo halka uu isaga iska taagay musharraxnimadiisa xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

by February 8, 2017 Video
Haweeney jilaa ah oo majaajillo gaaban ka sameysay afhayeenka Donald Trump: VIDEO

Haweeney jilaa ah oo majaajillo gaaban ka sameysay afhayeenka Donald Trump: VIDEO

Melissa McCarthy oo ah haweeney jilaa ah, islamarkaana caan ka ah Hollywood-ka ayaa film gaaban oo majaajillo ah ka sameysay afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka Sean Spicer kaas oo kulamadiisii ugu horreeyay ee warbaahinta ay isku dheceen wariyayaasha iyo saxaafadda madaxa bannaan.

by February 7, 2017 Video
Amiirrada Ingriiska oo orod isu baxay iyo amiirka weyn oo meel cidla ah looga tagay: SAWIRRO

Amiirrada Ingriiska oo orod isu baxay iyo amiirka weyn oo meel cidla ah looga tagay: SAWIRRO

Amiirrada walaalaha ah ee reer Ingriis Prince Williamiyo Prince Harry iyo waliba xaaska Prince William ee Kate ayaa maanta isu baxay orod gaaban kaddib markii ay ka qeyb galeen tartan orod ah oo lagu casuumay furitaankiisa kaas oo ay soo abaabushay hay`adda Heads Together kana dhacay garoonka Queen Elizabeth II[Read More…]

by February 6, 2017 Sawirro
Gabdhaha dalka Afghanistan oo dar-dar cusub lasoo baxay: SAWIRRO

Gabdhaha dalka Afghanistan oo dar-dar cusub lasoo baxay: SAWIRRO

Gabdhaha dalka Afghanistan oo lagu yaqaanay in ay xirtaan jalbaab isku deys ah ayaa waxaa ay iminka u muuqanayaan kuwo ka ilbaxaya caado-dhaqameedkooda, waxayna iminka iska bareejeynayaan hablaha kale ee caalamka. Gabdhahan idiin muuqda ayaa waxaa ay ka tirsan yihiin kalaab Kungfu-ga lagu ciyaalo oo ku yaal caasimadda Kabul.

by February 4, 2017 Sawirro