Articles by: calanka

Qaramada Midoobay oo $864 million kula tacaaleysa abaaraha Soomaaliya: VIDEO

Qaramada Midoobay oo $864 million kula tacaaleysa abaaraha Soomaaliya: VIDEO

Wakiilada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya isuguna jira kuwa gar-gaarka iyo kuwa siyaasadda oo shalay shir jaraa`id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in abaaraha Soomaaliya ay kula tacaalayaan lacag dhan $864 million oo dollar.

by January 18, 2017 Video
Saraakiisha booqatay Cadado oo ka digay in wax gacan ka hadal ah lagu xalliyo khilaafka taagan

Saraakiisha booqatay Cadado oo ka digay in wax gacan ka hadal ah lagu xalliyo khilaafka taagan

Saraakiil isugu jirta AMISOM iyo kuwa xoogga oo doraad booqday xarunta maamul-goboleedka Galmudug ee Cadado ayaa ka dilay in wax gacan ka hadal ah lagu xalliyo khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay maamulka Galmudug.

by January 17, 2017 Video
Gaari booyad ah oo sababay mid ka mid ah shilalkii ugu foosha xumaa dalka Shiinaha: VIDEO

Gaari booyad ah oo sababay mid ka mid ah shilalkii ugu foosha xumaa dalka Shiinaha: VIDEO

Baari booyad ah oo sida shamiitada dqasan ee shubka ah ayaa waxaa uu shil foolxun ka riday gobolka Guangdong ee dalkaasi Shiinaha. Shilkaasi waxaa ku dhintay 6 ruux, waxaana ku dhaawacmay 16 kale. Darawalkii gaariga ayay xabsiga u taxaabeen boliska, walina lama oga sababta keentay shilka.

by January 16, 2017 Video
Tababarkii loogu soo gabo-gabeeyay ciidanka kumandoosta magaalada Muqdisho: VIDEO

Tababarkii loogu soo gabo-gabeeyay ciidanka kumandoosta magaalada Muqdisho: VIDEO

Xero ku taal duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray ciidamo kumaandoos oo soomaali ah kuwaas oo tababarka kaddib la guddoonsiiyay shahaadooyin.

by January 15, 2017 Video
Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho: SAWIRRO

by January 14, 2017 Sawirro
Booliska Mareykanka oo sii daayay muuqaalka afar boolis ah oo garaacaya maxbuus: VIDEO

Booliska Mareykanka oo sii daayay muuqaalka afar boolis ah oo garaacaya maxbuus: VIDEO

Booliska magaalada Agawama ee gobolkaasi Massachusetts ee dalkaasi Mareykanka ayaa sii daayay muuqaalka film muujinaya sida ay afar boolis ah u dilayaan maxbuus ay soo xireen kaas oo uu uu muran dhaxmaray xilli ay ku jireen musqul ku taal xabsiga.

by January 14, 2017 Video
Qaabkii ay u dhacday doorashada guddoomiyaha baarlamaanka: VIDEO

Qaabkii ay u dhacday doorashada guddoomiyaha baarlamaanka: VIDEO

Waxaa shalay ka dhacay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho doorashada guddoomiyaha baarlamaanka taas oo uu ku afar sano oo hor leh uu ku guuleysto Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.

by January 13, 2017 Video
Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama: SAWIRRO?

Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama: SAWIRRO?

Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirrada guriga cusub ee madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu degi doono marka uu xilka ka dego. Madaxweyne Obama ayaa xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka ku wareejin doona wadaxweynaha la doortay Donald Trump toban beri kaddib.

by January 11, 2017 Sawirro
Haweeney cayilka ka batay oo gaari dabada looga xiro marki ay banaanka dano ka yeelato: VIDEO

Haweeney cayilka ka batay oo gaari dabada looga xiro marki ay banaanka dano ka yeelato: VIDEO

Magaalada Kensas waxaa ku nool haweeney aad u cayilan oo lagu magacaabo Becky Kittrell taas oo caawinaad dhanka bannaanka ahmarki ay u baahato gaari dabada looga xiro si ay u gaarto halka ay dooneyso. Haweeneydan ayaa ka tan badan kurisga ay ku fadhiso.

by January 11, 2017 Video
Haweeney ay ku kacsan tahay oo la dagaashay sanab baraf ka sameysan : VIDEO

Haweeney ay ku kacsan tahay oo la dagaashay sanab baraf ka sameysan : VIDEO

Dhacdo la yaab leh ayaa waxa ay ka dhacday dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Ankara oo maalmahan uu ka da`ay baraf. Haweeney ay furan tahay ayaa waxaa ay dagaal la gaahsya sanab baraf ka sameysay kaas oo dagaalka uga badiyay.

by January 10, 2017 Video