VIDEO: Daawo muuqaalka ninkii weerarka mindida ka geystay magaalada Birmingham
Booliska magaalada Birmingham ee dalkaasi Ingriiska ayaa soo bandhigay muuqaalka nin madow ah kaas oo ay u baafinayaan dhacdadii habeen hore ka dhacday magaalasaafi ee dadka badan lagu mindiyeeyay.