Archive for January, 2017

Qaabkii uu u dhacay guddoomiyaha gobolka Minnesota Mark Dayton:

Qaabkii uu u dhacay guddoomiyaha gobolka Minnesota Mark Dayton:

Guddoomiyaha gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka Mark Dayton (69-jir) ayaa waxaa kusoo booday xannuun deg-deg ah xilli uu khudbad ka jeedinayay baarlamaanka gobolkaasi ee St. Paul kaas oo keenay in dhulka uu ku dhoco, loona gurmado.

by January 24, 2017 Video
Isbar-bardhigga ciyaartii caleemasaarka ee madaxweynayaasha Trump iyo Obama: SAWIRRO

Isbar-bardhigga ciyaartii caleemasaarka ee madaxweynayaasha Trump iyo Obama: SAWIRRO

Warbaahinta caalamka ayaa hadal haya saqirrada ciyaartii caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donad Trump taas oo lala bar-bar dhigay madaxweynihii tagay ee Barack Obama.

by January 23, 2017 Sawirro
Qaabkii ay u dhacday doorashada guddoonka aqalka sare: SAWIRRO

Qaabkii ay u dhacday doorashada guddoonka aqalka sare: SAWIRRO

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoonka aqalka sare ee maarlamaanka oo guddoomiye iyo ku xigeen loogu kala doortay xildhibaanada kala ah Cabdi Xaasho C/laahi oo loo doortay guddoomiye iyo Abshir Bukhaari oo isna loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad

by January 22, 2017 Sawirro
Dumarkii ugu badnaa ee ku bannaanbaxa Donald Trump oo isugu yimid halkii lagu caleema-saaray: SAWIRRO

Dumarkii ugu badnaa ee ku bannaanbaxa Donald Trump oo isugu yimid halkii lagu caleema-saaray: SAWIRRO

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa wajahaya dhibadbaxyo kaga imaanaya bulshada qeybeheeda kala duwan kuwaas oo aan ku faraxsaneyn madaxweynenimadiisa iyo hoggaaminta dal-weynaha Mareykanka.

by January 22, 2017 Sawirro
Majaajiliiste Ajakis oo qaab shactaro leh uga hadlay xariggii loogu geystay Hargeysa: DHAGEYSO

Majaajiliiste Ajakis oo qaab shactaro leh uga hadlay xariggii loogu geystay Hargeysa: DHAGEYSO

Ajakis ayaa la sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay ka qabteen garoonka diyaaraddaha Hargeysa, xili uu halkaasi transit ku ahaa, kuna sii jeeday magaalada Jigjig ee xarun deegaaneedka maamulka Soomaalida Itoobiya.

by January 21, 2017 Video
Cunsuriga ugu weyn Mareykanka oo feer lala riday xilli uu wareysi siinayay warbaahinta

Cunsuriga ugu weyn Mareykanka oo feer lala riday xilli uu wareysi siinayay warbaahinta

Richard Spencer oo ah nin caan oo cunsuri ah ayaa feer lala riday shalay xilli uu kusii jeeday caleemasaarka Donald Trump. Cunsurigan ayaa aad u cabsan madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.

by January 21, 2017 Video
Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Trump: SAWIRRO

Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Trump: SAWIRRO

Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.

by January 21, 2017 Sawirro
Sidee ayay u dhacday xafladdii caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka: SAWIRRO

Obama iyo qoyskiisa oo faarujiyay aqalka cad: SAWIRRO

Obama iyo qoyskiisa oo faarujiyay aqalka cad: SAWIRRO

Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanayo ee Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa isaga huleelay aqalka cad oo deegaan u ah madaxweynayaasha talada dalka haya. Obamaha ayaa aqalka cad daganaa mudo 8 sano ah, halkaas oo uu kula noolaa xaaskiisa iyo labo gabdhoodoo uu dhalay.

by January 20, 2017 Sawirro

Toos u daawo xafladda caleemasaarka Donald Trump

by January 20, 2017 Video