Archive for January, 2017

780 cunug oo hal maalin loogu waqlalay dalka Gerogia: VIDEO

780 cunug oo hal maalin loogu waqlalay dalka Gerogia: VIDEO

Carruur gaareysa ilaa 780 cunug ayaa waqlal yaab leh oo u muuqda qaab silic ah ayaa waxa uu ka dhacay dalkaasi Georgia. Warbaahinta caalamka ayaa waqlalkan hadalay haysa.

by January 31, 2017 Video
Digaagad baahan  oo doolli nool ka boojeysay bisad dharagsan: VIDEO

Digaagad baahan oo doolli nool ka boojeysay bisad dharagsan: VIDEO

Digaagad baahan oo ku nool xaafadda Choctaw, gobolka Oklahoma ee dalkaasi Mareykanka ayaa doolli nool ka boojeysay bisad dharagsan taas oo ku ciyaareysay doolliga.

by January 30, 2017 Video
19 dabaq oo sakanno gudohood dhulka la dhigay dalka Shiinaha: VIDEO

19 dabaq oo sakanno gudohood dhulka la dhigay dalka Shiinaha: VIDEO

Magaalada Wuhan ee bartamaha dalkaasi Shiinaha waxaa sakanno gudohood lagu burburiyay 19 dabaq oo saf ku jira kuwaas oo ay qarxiyeen injineero guryaha dhisa si halkaasi loga dhiso dhismayaal cusub.

by January 28, 2017 Video
In a screen grab obtained from supplied vision, shows a plane that crashed into the Swan River whilst displaying during Australia Day Skyworks event in Perth on Thursday, Jan. 24, 2017. (AAP Image/Supplied/Mark Annette-Stuart and Jorden Teo) NO ARCHIVING EDITORIAL USE ONLY

Diyaarad dhoolletus sameyneysay oo kus soo dhacdaydalka Australia: VIDEO

Dalkaasi Australia waxaa kusoo dhacday diyaarad nooceedu yahay Grumman G-73 Mallard in Australia taas oo dhoolletus sameyneysay, waxaana dhacdadani toos u daawayay boqollaal dad ah.

by January 27, 2017 Video
Barnaamij cajiib ah oo lagu soo siyaadiyay magaalada Muqdisho: VIDEO

Barnaamij cajiib ah oo lagu soo siyaadiyay magaalada Muqdisho: VIDEO

Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdishowaxaa waxaa ka jira barnaamij loogu tala galay ine ay ku bogsadaan dadka qaba xannuunada qarracanka ama naxdinta reebta huq iyo ciilka ee ka dhasha falalka kufsiga iyo colaadaha.

by January 27, 2017 Video
Meydadka dableydii weerarka kusoo qaaday hotel Dayax oo lasoo bandhigay: SAWIRRO

Meydadka dableydii weerarka kusoo qaaday hotel Dayax oo lasoo bandhigay: SAWIRRO

Dhalinyaradii hubeysneyd ee weerarka bahalnimada ah saakay kusoo qaaday hotelka Dayax ayaa lasoo bandhigay muuqaaladooda, kuwaasi oo da’doodu ay ka yar tahay 20 sano jir.

by January 25, 2017 Sawirro
Doorashooyinka Somaliland oo dib loo dhigay abaarta darteed: VIDEO

Doorashooyinka Somaliland oo dib loo dhigay abaarta darteed: VIDEO

Soorashadii maxweyne ee lagu waday in ay ka dhacdo Somaliland bisha Marso 28-keeda ayaa dib loo dhigay kaddib muran muddooyinkan ka dhex aloolsanaa xisbiyada maamulkaasi kuwaas oo ugu dambeyn go`aan ku gaaray in dib loo dhigo ilaa iyo 10 Oktobar ee sanadkan.

by January 25, 2017 Video
Sawirro dheeraad ah oo laga soo qaaday hotelkii saakay la weeraray ee Dayax

Sawirro dheeraad ah oo laga soo qaaday hotelkii saakay la weeraray ee Dayax

Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa waxaa saakay lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho kaas oo wali uu socdo howlgalkiisa, dabley hubaysana ay gudaha ugu jiraan.

by January 25, 2017 Sawirro
????????????????????????????????????

Jawiga goobta ay qaraxyadu ka dheceen saakay iyo rasaas wali la maqlayo: SAWIRRO

Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa waxaa saakay lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho kaas oo wali uu socdo howlgalkiisa, dabley hubaysana ay gudaha ugu jiraan.

by January 25, 2017 Sawirro
Haweeney nasiib daran oo gaari ku kala gooyay bartamaha magaalada New York: VIDEO

Haweeney nasiib daran oo gaari ku kala gooyay bartamaha magaalada New York: VIDEO

Magaalada New York waxaa maalmo ka hor ka dhacay shil fool-xun kaas oo gaari kuwa lagu qaado carruurta iskooleyda ah uu ku kala gooyay haweeney wadada goyneysay. Darawalka ayaa la sheegay in uusan arkin haweeneydan oo wadada iska soo gashay.

by January 25, 2017 Video