Archive for December, 2016

Booliska New York oo baafinaya tuug si sahlan u xaday 40-kiilo oo dahab ah: VIDEO

Booliska New York oo baafinaya tuug si sahlan u xaday 40-kiilo oo dahab ah: VIDEO

Booliska magaalada New York ayaa baafinaya nin tuug ah oo qiyaastii da`da kontameeyada ku jira kaas oo si sahlan u xaday baaldi dahab ah oo afartan kiilo ah. Darawalkii gaariga dahabka waday ayaa sheegay in uu taleefan kasoo baxsanayay gaariga.

by December 1, 2016 Video