Archive for November, 2016

Maxaad ka fili kartaa haramcad hurda oo uu libaax baahan dul yimid?: VIDEO

Maxaad ka fili kartaa haramcad hurda oo uu libaax baahan dul yimid?: VIDEO

Dalxiise booqasho ku tagay dalkaasi Koonfur Afrika ayaa film ka duubay libaax baahan oo dul tagay haramcad hurda, waxaana natiijadii ka dhalatay gaadmadaasi lasoo dhigay baraha bulshada.

by November 1, 2016 Video