Archive for October, 2016

Tartan dhaqameed yaab leh oo lagu qabtay dalka Spain: SAWIRRO

Tartan dhaqameed yaab leh oo lagu qabtay dalka Spain: SAWIRRO

Dalkaasi Spain sanad walba waxa lagu qabtaa tartan dhaqameed yaab badan kaas oo dadku ku tartamaan dhisidda taallo dad ka sameysan oo aad u dheer. Caruur iyo ciroolaba waa ay ka qeyb qaataan tartankan.

by October 3, 2016 Sawirro
Macaamil xanaaqsan oo budaagay taleefano iyo computero qaali ah: VIDEO

Macaamil xanaaqsan oo budaagay taleefano iyo computero qaali ah: VIDEO

Macaamil aan ku qanacsaneyn taleefan uu ka iibsaday suuqa Toison d’Or ee magaalada Dijon ee dalkaasi France ayaa budaagay xanaaq dartiis taleefano iyo computero shirkadda apple soo saartay.

by October 2, 2016 Video
Dalka Shiinaha oo mobiilada looga isticmaalo qaab yaab badan: SAWIRRO

Dalka Shiinaha oo mobiilada looga isticmaalo qaab yaab badan: SAWIRRO

Shacabka dalka Shiinaha ayaa u isticmaala mobil-taleefanada qaab ka duwan sida adduunka kale looga isticmaalo. Taleefanada waa ay sharnaa, oo waxa ay u galiyaan “dhar”.

by October 2, 2016 Sawirro
Dibadbaxayaal kasoo horjeeda ballaarinta garoonka Heathrow: VIDEO

Dibadbaxayaal kasoo horjeeda ballaarinta garoonka Heathrow: VIDEO

In ka badan 100-dibadbaxayaal ah ayaa maalinimadii shalay ku mudaaharaaday garoonka diyaaradaha Heathrow ee magaalada London, waxayna kasoo horjeedaan qorshe lagu ballaarinayo garoonkaasi.

by October 2, 2016 Video
Joornaaliiste isku dayay in uu barida ka shumiyo Kim Kardashian: VIDEO

Joornaaliiste isku dayay in uu barida ka shumiyo Kim Kardashian: VIDEO

Gabadha caanka ah ee reer Kardashian, Kim Kardashian ayaa la kulantay dhacdo ka yaabisay xilli ay ku sugneyd magaalada Paris halkaas oo uu nin lagu magacaabo Vitalii Sediuk isku dayay in barisa ka shumiyo.

by October 1, 2016 Video