Archive for September, 2016

Wariyad taleefishin toos uga qiratay in ay maamusho shabakad daroogo, shaqadina ka tagtay: VIDEO

Wariyad taleefishin toos uga qiratay in ay maamusho shabakad daroogo, shaqadina ka tagtay: VIDEO

Charlo Greene oo ah 26-jir wariye ah ayaa sanadkii 2014-ka waxa ay si toos ah uga qiratay taleefishin ay u shaqeyneysa oo lagu magacaabo KTVA 11 News Alaska in ay maamusho shabakad daroogo, waxaana ay iminka qarka u saaran tahay xabsi 50 sanadood ah.

by September 30, 2016 Video
Shil tareen oo fool xun oo ka dhacay Mareykanka: SAWIRRO

Shil tareen oo fool xun oo ka dhacay Mareykanka: SAWIRRO

Ugu yaraan hal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen in kabadan boqolna ay dhaawacmeen kadib markii tareen uu ku dhacay darbi saldhig tareen ee Hoboken ee New Jersey.

by September 29, 2016 Sawirro
Gabdhaha jabhadda FARC oo hubka dhigay: SAWIRRO

Gabdhaha jabhadda FARC oo hubka dhigay: SAWIRRO

Kaddib heshiis dhawaan ay ku kala sixiixdeen dalka Cuba dowladda Colombia iyo jabhadda Farc ayaa waxaa lagu gaaray heshiis nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaal u dhexeeyay in ka badan 50 sanadood.

by September 29, 2016 Jacbur, Sawirro
Laba siyaasi oo ku dagaalamay dood si toos ah uga baxeysay taleefishin: VIDEO

Laba siyaasi oo ku dagaalamay dood si toos ah uga baxeysay taleefishin: VIDEO

Siyaasiyiinta reer Georgia ee kala ah Irakli Ghlonti (funaanad cadaha) iyo Zaza Aghladze (jaakad madowga ayaa isku farasaaray dood si toos ah uga baxeysay taleefishin.

by September 28, 2016 Video
Xayawaan lala yaabay qaabka orodkiisa: VIDEO

Xayawaan lala yaabay qaabka orodkiisa: VIDEO

Xeeb ku taal koonfurta dalka Ingriiska ayaa goor subax ah waxaa uu nin film qaade ah kula kulmay xayaqaan sagaaro u muuqaal eg kaas oo u ordaya qaab ka yaabiyay.

by September 28, 2016 Video
Ruushka oo duubay kooxaha mucaaradka oo hub kula dhex dhuumanaya gawaari gar-gaar: VIDEO

Ruushka oo duubay kooxaha mucaaradka oo hub kula dhex dhuumanaya gawaari gar-gaar: VIDEO

Diyaaradaha dagaalka dalka Ruushka ee loo yaqaan droneska ayaa duubay kooxaha mucaaradka ee ka dagaalama dalka Suuriya oo hub kula dhex dhuumanaya gawaari gar-gaar siday.

by September 28, 2016 Video
Dareenka shacabka Muqdisho iyo doorashada 2016: VIDEO

Dareenka shacabka Muqdisho iyo doorashada 2016: VIDEO

Muuqaalkan video-ga ah waxaa uu ka tarjumayaa dareenka shacabka reer Muqdisho ee ku aadan doorashada Soomaaliya ka dhaceysa bisha Oktobar 2016.

by September 28, 2016 Video
Eeyo tartan doon-wadis loo qabtay: SAWIRRO

Eeyo tartan doon-wadis loo qabtay: SAWIRRO

Xeebta Huntington ee gobolkaasi California, Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay tartan cajiib badan kaas oo lagu tartansiiyay eeyo kuwaas oo waday doomaha lagu istaago islamarkaana biyaha ku dul socda.

by September 27, 2016 Jacbur, Sawirro
Haweeney boorso laga xaday oo ceyrsatay tuugii: VIDEO

Haweeney boorso laga xaday oo ceyrsatay tuugii: VIDEO

Janelle Della-Libera ayaa la kulantay dhacdo ka yaabisay kaddib markii nin tuug ah uu boorsadeeda kala baxay baabuurkeeda oo ay shidaal ku shubaneysay.

by September 27, 2016 Video
Dibadbaxyo wali ka socda magaalada Charlotte, USA: SAWIRRO

Dibadbaxyo wali ka socda magaalada Charlotte, USA: SAWIRRO

Magaalada Charlotte ee dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa wali ka socda dibadbaxyo ka dhashay nin madow ah oo ay dhawaan toogteen booliska kaas oo lagu magacaabay Keith Lamont Scott (43-jir)

by September 26, 2016 Sawirro